Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL)

Share it

Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL)

#MUUQAAL Markab casri ah ayaa maanta lagu soo bandhigay dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaa oo loogu tala galay inuu soo jiido Maraakiibta waawayn ee ku soo xiranaya dekadda.
Tug Boat-ka ayaa sidoo kale leh dab-damis iyo qalab awood uleh inuu samata-bixiyo ama ku soo jiido Maraakiibta Badda ku ciladooba.
Markabkaan ayaa lagu tilmaamayTug Boat-ka ugu casrisan dekadaha Bariga Afrika.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *