Wargelin Laxariirta Saamiyada Shirkadda Wadaagsan

Share it

                            November 5, 2022
Wargalin
Tix:002/11/2022
Waxaa lagu wargalinaya dhammaan Maalgashadayaasha danaynaya in ay
ka qayb-qaataan maalgashiga dhismaha Dekadda Garacad ee ay gacanta ku
hayso Shirkadda Wadaagsan LLC in la joojiyey diiwaan-galinta dadka cusub
ee raba in ay ku soo biiraan saamilayda Share A-ga ee shirkadda laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay November 5, 2022. Hadaba
maalgashadihii doonaya in uu iibsado Saamiga A (Share A-ga) waxaa u
furan in uu wakiisho oo saamigiisa ku darsado Saamile(Share A) horay ugu
diwaangashanaa shirkadda Wadaagsan.
Sidoo kale shirkaddu waxay ogaysiinaysaa maalgashadayaasheeda in
qiimaha cusub ee Saamiga A (Share A) uu yahay $131,250, halka Saamiga
B (Share B) ee cidkasta u furan uu qiimahiisu ka bilaabanayo $3,500.
Dhammaad.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *