SHirweynaha Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan oo kusoo gabagaboobay Gaalkacyo

Share it

SHiRWEYNAHA HANTIILAYAASHA  SHIRKADDA WADAAGSAN OO KUSOO GABABGABOOBAY MAGAALADA GALKACYO+ sawirro

Waxaa si guul ah ugu soogabagaboobay magaalada galkacyo shirweynaha sanadlaha ah ee hantiilayaasha shirkadda Wadaagsan oo kasoconayay 5tii maalmood ee lasoo dhaafay magaalada Galkacyo.

Shirkan aan caadiga ahayn ayaa waxaa kasoo qayb galay marti sharaf kala duwan oo ka socotay dowladda Puntland, hantiilayaasha shirkadda wadaagsan iyo masuuliyiin kale.

Shirweynaha ayaa waxa lagu ansixiyay xeerarka iyo habraacyada shirkadda ay ku shaqayndoonto, sidoo kale waxaa lagu ansixiyay miisaaniyadda shirkadda ee sanadka soo socota.

ugu dambayn  waxa ay shirkadda wadaagsan geysay hantiilayaasha shirkadda goobta ay kasocoto dhismaha Dekadda Garacad ayaga oo indhahooda kusoo arkay shaqada  socota iyo halka ay marayso.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *