WARARKII UGU DANBEEYEY

MARKABKII UGU HOREEYAY OO KUSOO XIRTAY DEKADA GARACAD+SAWIRRO

MARKABKII UGU HOREEYAY OO KUSOO XIRTAY DEKADA GARACAD+SAWIRRO

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 28/11/2021 Dekada Garacad kusoo xirtay markabkii ugu horeeyay oo shixnado kala duwan iyo qalabkii lagu dhamaystiri lahaa dhismaha dekadda Garacad sida. Tani ayaa waxa ay ka dhigantahay guul weyn oo laga gaaray mashruucii 2dii sano ee lasoo dhaafay lasooo...

read more
Daraasadda Qaymaynta jidka Garacad-Galkacyo-Galdogob oo labilaabay

Daraasadda Qaymaynta jidka Garacad-Galkacyo-Galdogob oo labilaabay

Sawirro:  Daahfurka Daraasadda Wadada Garacad-Galkacyo-Galdogob Waxaa maanta si rasmi ah deegaanka Garacad loogu Daah-furay Daraasadda Waddada Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob, taasoo qorshuhu yahay in la saaro laami tayo leh. Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka KAAD oo horay howlo uga soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa ku guulaystay qiimaynta lagu...

read more
Madaxweynaha Puntland oo booqday dekadda Garacad

Madaxweynaha Puntland oo booqday dekadda Garacad

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Booqday Dekadda Garacad Garacad: 10 Sep 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug.Madaxweynuhu waxa uu kormeeray dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, isagoona mid mid...

read more
JOB VACANCY 3 NEW POSITIONS AT WADAAGSAN OFFICE GARACAD

JOB VACANCY 3 NEW POSITIONS AT WADAAGSAN OFFICE GARACAD

JOB VACANCY 3 NEW POSITIONS AT WADAAGSAN OFFICE GARACAD Wadaagsan Company LLC (WCL)                                          TERMS OF REFERENCE Job name and title:3 positions (Senior admin officer, Generator operator, Chef, or Cook)Client:WadaagsanCompany LLCDuty station:Garacad, Mudug-PuntlandDuration: 1year and renewalReporting to:Galkayo-HQCONTACT:Email: info@garacadseaport.comDate of posting:26/Aug/2021Closing date:The deadline is 10/Sep/2021, 6:00 PM EAT WADAAGSAN COMPANY BRIEF BACKGROUND...

read more
Tartan Qandaraas Dhisamaha Dayr Dhul ku yaal Xerada Kabka Gaalkacyo

Tartan Qandaraas Dhisamaha Dayr Dhul ku yaal Xerada Kabka Gaalkacyo

Tartan Qandaraas, shirkada Wadaagsan waxay soo bandhigaysaa qandaraas dhisme dhul ay shirkadu ku leedahay xero kabka magaalada Gaalkacyo. fadlan hoos ka akhriso: Shaqadda:Dhirsamaha Dayr Dhul ku yaal Xeradii Hore ee KabkaShirkadda Dhisanaysa:Wadaagsan LLC.Meesha Laga Dhisayo:Xero-Kabka Gaalkacyo, PuntlandMaalinta la Xayeysiiyey: 28/06/2021 Maalintuu ku egyahay: 04/07/2021Supervisor:Injineerka Shirkadda Wadaagsan LLCCONTACTSEmail: info@garacadseaport.com / invest@garacadseaport.com...

read more