WARARKII UGU DANBEEYEY
JOB VACANCY: ASSISTANT SURVEYOR
JOB VACANCY: ASSISTANT SURVEYOR Wadaagsan Company LLC (WCL) TERMS OF REFERENCE Job name and title: (Assistant Surveyor, 2 position) Employer: Wadaagsan Company LLC Duty station: Garacad, Mudug-Puntland Duration: 1 year and renewal Reporting to: Project Manager CONTACT: Email: info@garacadseaport.com Closing date: The deadline is...
JOB VACANCY:SENIOR SURVEYOR
JOB VACANCY: SENIOR SURVEYOR Wadaagsan Company LLC (WCL) TERMS OF REFERENCE Job name and title: (Senior Surveyor, 1 position) Employer: Wadaagsan Company LLC Duty station: Garacad, Mudug-Puntland...
#Sawiro Markab-kii labaad oo Sida kunteenaro ayaa maanta ku soo xirtay Dekadda Garacad
Markab-kii labaad oo Sida kunteenaro ayaa maanta ku soo xirtay Dekadda Garacad Waxaa Maanta si Guul ah ugu soo xirtay Dekadda Garacad Markabkii 2aad oo u sida Dekada agabkii iyo qalabkii lagu dhamaystiri lahaa shaqada Dekadda. Waxaa xusid mudan in Tugboatka Dekadda Garacad ee Baraka 1 uusooxiray markabkan. Dhismaha...
Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL)
Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL) #MUUQAAL Markab casri ah ayaa maanta lagu soo bandhigay dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaa oo loogu tala galay inuu soo jiido Maraakiibta waawayn ee ku soo xiranaya dekadda. Tug Boat-ka ayaa sidoo kale leh dab-damis iyo qalab awood uleh inuu samata-bixiyo...
Daraasadda odoroska Maaliyadeed ee Dekadda Garacad oo lasoo bandhigay
Daraasadda odoroska Maaliyadeed Ee Dekadda Garacad oo Lasoo Bandhigay Maanta oo ay taariikhdu ahayd 28 February 2022 ayaa Shirkadda African Enabler’s ee Jarmalka laga leeyahay soo bandhigtay Daraasaddii Cusbeyd ee Dekadda Garacad, daraasaddaas oo lagu soo bandhigayey sida ay noqonayso shaqada iyo Odoroska maaliyadeed ee dekadda Garacad 20 ka...
Maareeyaha Dekadda Garacad oo lakulmay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomalida
Mareeyaha Shirkadda Wadaagsan oo la kulmay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Shirka ka dib ayaa Mareeye Siciid Faadi wuxuu yiri: “Sharaf bay ii ahayd inaan Jigjiga kula kulmo Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar oo runtii ka mida dadka ugu samaynta badan maantey Geeska...
CONTRACT DOCUMENT
CONTRACT DOCUMENT FOR PROVISION OF SERVICES TO UNDERTAKE A BATHYMETRIC SURVEY AND MARINE GEOTECHNICAL INVESTIGATION AT THE GARACAD SEA PORT, PUNTLAND, SOMALIA. WADAAGSAN COMPANY GARACAD SEAPORT CONTRACT GS001/2021/22 PROVISION OF SERVICES TO UNDERTAKE A BATHYMETRIC SURVEY AND MARINE GEOTECHNICAL INVESTIGATION AT THE GARACAD SEA PORT, PUNTLAND, SOMALIA ...