MACAADINTA
Soomaliya waxay soo saari jirtay nocyo kooban oo macdan ah sida gypsum, cusbo, iyo sepiolite (meerschaum), baaritaanadii dambe ee wadanka laga sameeyay waxa ay qeexayaan in laga heli karo wadanka noocyo badan oo macdan ah sida amethyst, aquamarine, emerald, garnet, opal, ruby, and sapphire. Kuwaas oo dhamaan ah noocyada kala duwan ee uu ka koobanyahay petroleum-ka iyo natural gaska horey wadanka loogu sheegay.
Shirkadda wadaagsan waxay qorsheyneysaa inay dekedda garacad noqoto goobaha ugu horeeya ee laga dhoofiyo noocyada kala duwan ee macdanta ee dalkeenu hodanka ku yahay, si dalka faqriga uba boxo.
