Share it

Dhoofinta Xoolaha

Dekedda garacad waxay kutaala marin biyoodka ugu dhaw xoolo dhaqatada kunool bartamaha soomaliya iyo bariga itoobiya oo markoodi hore xoolahooda ka dhoofsan jiray masaafo aad uga fog meelaha ay deganyihiin.

Shirkadda wadaagsan waxay u fudadaynaysaa xoolo dhaqatada soomaaliyeed inay si fudud, waqti kooban iyo qiima jaban uga dhoofsadaan xoolahooda dekeda garacad.
Taas waxay sabab unoqonaysa inay xoolaha iyagoo caafimaad qaba gaaraan wadankii ay ku socdeen kadibna qiima sare lagu helo iyadoo dhakhli badan (lacag adag) ay dalka dib ugu soo laaban doonto .