Share it

Kalluumaysiga

Biyaha soomaliya waxay kamid yihiin biyaha caalamka ugu khayraadka badan waxaana ilahay kumannaystay noocyada kala duwan ee kalluunka

Oo ay kamid yihiin kuwooda ugu qaalisan aduunka looguna jecelyahay, Sidaa darteed dekada Garacad waxay fuduaynaysaa dhiirigalinaysaana in kaluumaysatadu ay helaan suuqyo ay u iib geeyaan kaluunkooda iyaga oo kadhoofsanaya dekedda Garacad islamarkaana loo diyaarinayo adeega qaboojinta kalluunka.