DEKADDA GARACAD
Maalgashi
Waxaan soo dhaweyneynaa dhaaman maalgashadaaysha gudaha iyo kuwa caalamiga ah ee daneynaya inay maalgashadaan mashruucan
Kamid noqoshada
Want to implement value added project and looking to establish a long-term win-win relationship based on mutual trust with our partners
Wararka
Catch up the latest breaking news and information of Garacad Seaport. now the current progress and expected values fot Garacad seaport.

WADAAGSAN COMPANY
Shirkadda Wadaagsan LLC waa shirkad maalgashi waddani ah ayna mulkiilayaal ka yihiin Ganacsato iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed Shirkaddu waxay ka shaqaynaysaa dhismaha dekadda Garacad, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka sida Wadada Garacad,Galkacyo iyo Galdogob (3G). Xafiiska weyn ee Shirkadda waxa uu ku yaala Galkacayo, Puntland, Somalia.
Maalgashi
Meesha ay dhacdo dekada Garacad iyo xasiloonida kajirta deegaanada Puntland oo ay dekadu kutaal waxay fursad usiisay inay si deg deg ah uhesho maalgalinti ay ubaahneyd dekada in lagu dhiso, taa waxaa dheer inay qorshaha ugu jiraan shirkadda wadaagsan inay sidaa si lamid ah uhesho fursado maalin galineeed dhanka dhoofinta xoolaha, kalluumeysiga iyo macadanaha kala duwan. Mashruucan waxa uu tusaale wanaagsan uyahay mashaariicda maalgashi ee waaweyn ee lagu aasaasey isku tashi dadweyne, sidaa darteed waxa uu dhiira galiyey albaabadana ufuray inay maalgashadaan dhamaan umadda soomaaliyeed si loo wadaago faa’iidada mashruuca. Shirkadda wadaagsan waxay ufurtey dhamaan dadweynaha iyo ganacsatada soomaaliyeed inay soo maalgashan karaan mashruucan Qof kasta oo daneenaya maalgashiga mashruuca waxuu lasoo xiriiri karaa ciwaanada kor ku xusan.
Kamid noqoshada
- We both welcome local and international partner
- Business Companies. These are our business partners and customers of our services.
- Various levels of Puntland Government Institutions. As the biggest stakeholder of this project, the role of Puntland government is indispensable.
- International Development Institutions. We work with our development partners to alleviate the undesired circumstances of unemployment and poverty as one of the core objectives of this project is to promote the socio-economic situation of the population living in the areas the project is covering.
“Shirkadda Wadaagsan waa shirkad waddani ah oo ay ku midaysan yihiin ganacsato iyo maalgashadayaal Soomali ah, Shirkaddan ayaa loo dhisay in lagu maalgaliyo mashruuca dhismaha dekedda Garacad, waxa ayna soo dhaweyneysaa cidkasta oo maalgashanaysa Maalgashadayaasha Gudaha iyo kuwa dibaddaba”
Qaab Dhismeedka Dekadda Garacad
- PROJECT COMPLETION 65%