#Sawiro Markab-kii labaad oo Sida kunteenaro ayaa maanta ku soo xirtay Dekadda Garacad

Share it

Markab-kii labaad oo Sida kunteenaro ayaa maanta ku soo xirtay Dekadda Garacad

Waxaa Maanta si Guul ah ugu soo xirtay Dekadda Garacad Markabkii 2aad oo u sida Dekada agabkii iyo qalabkii lagu dhamaystiri lahaa shaqada Dekadda.
Waxaa xusid mudan in Tugboatka Dekadda Garacad ee Baraka 1 uusooxiray markabkan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *