Our Latest News

Shaqooyin Ka Banaan Shirkadda Wadaagsan Qaybta Hagaajinta iyo Dayactirka Waddada Isku Xirta magaalooyinka Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob.

Shaqooyin Ka Banaan Shirkadda Wadaagsan Qaybta Hagaajinta iyo Dayactirka Waddada Isku Xirta magaalooyinka Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob.

  Ref No: 0024/2022/HRJD/WCL OGAYSIIS Shaqooyin Ka Banaan Shirkadda Wadaagsan Qaybta Hagaajinta iyo Dayactirka Waddada Isku Xirta magaalooyinka Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob. Hordhac Shirkadda Wadaagsan waa Shirkad ay ku midaysan yihiin ganacsato iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed oo loo aasaasay fulinta Mashruuca Dhismaha Dekadda Garacad ama Koridoorka Garacad. Shirkadda Wadaagsan oo...

read more
JOB VACANCY: ASSISTANT SURVEYOR

JOB VACANCY: ASSISTANT SURVEYOR

JOB VACANCY: ASSISTANT SURVEYOR     Wadaagsan Company LLC (WCL)                                                TERMS OF REFERENCE Job name and title: (Assistant Surveyor, 2 position)  Employer: Wadaagsan Company LLC  Duty station: Garacad, Mudug-Puntland Duration: 1 year and renewal  Reporting to: Project Manager CONTACT: Email: info@garacadseaport.com   Closing date: The deadline is...

read more
JOB VACANCY:SENIOR SURVEYOR

JOB VACANCY:SENIOR SURVEYOR

JOB VACANCY: SENIOR SURVEYOR   Wadaagsan Company LLC (WCL)                                              TERMS OF REFERENCE Job name and title: (Senior Surveyor, 1 position)  Employer: Wadaagsan Company LLC  Duty station: Garacad, Mudug-Puntland...

read more
Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL)

Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL)

Xafladda Daahfurka Tugboatka Dekadda Garacad EE BARAKA-1(MUUQAAL) #MUUQAAL Markab casri ah ayaa maanta lagu soo bandhigay dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaa oo loogu tala galay inuu soo jiido Maraakiibta waawayn ee ku soo xiranaya dekadda. Tug Boat-ka ayaa sidoo kale leh dab-damis iyo qalab awood uleh inuu samata-bixiyo...

read more
Daraasadda odoroska Maaliyadeed ee Dekadda Garacad oo lasoo bandhigay

Daraasadda odoroska Maaliyadeed ee Dekadda Garacad oo lasoo bandhigay

Daraasadda odoroska Maaliyadeed Ee Dekadda Garacad oo Lasoo Bandhigay Maanta oo ay taariikhdu ahayd 28 February 2022 ayaa Shirkadda African Enabler’s ee Jarmalka laga leeyahay soo bandhigtay Daraasaddii Cusbeyd ee Dekadda Garacad, daraasaddaas oo lagu soo bandhigayey sida ay noqonayso shaqada iyo Odoroska maaliyadeed ee dekadda Garacad 20 ka...

read more