Daawo Dhismaha Dekada Garacad oo lagu bilaabay dhigitaanka shubka
Talaado 12 january 2021
Waxaa maanta oo talaado ah lagu bilaabay dhigitaanka badda gudaheeda shubka Dekadda Garacad.Dhismaha dekedda ayaa waxaa la rajeynayaa in lasoo afmeero dhamaadka sanadkan 2021.
Dhamaan cidii daneyneysa inay saami ku darsato dekadda Garacad waxa ey nagala soo xiriiri karaan ciwaanada hoos ku qoran



