MARKABKII UGU HOREEYAY OO KUSOO XIRTAY DEKADA GARACAD+SAWIRRO

Share it

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 28/11/2021 Dekada Garacad kusoo xirtay markabkii ugu horeeyay oo shixnado kala duwan iyo qalabkii lagu dhamaystiri lahaa dhismaha dekadda Garacad sida.

Tani ayaa waxa ay ka dhigantahay guul weyn oo laga gaaray mashruucii 2dii sano ee lasoo dhaafay lasooo waday.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *