Madaxda Shirkadda Wadaagsan oo shir uga qeybgalay Magaalada JIGJIGA

Share it

Madaxda Shirkadda Wadaagsan oo shir heerkiisu sareeyo KAGA qeb galay magaalada jigjiga

Qaar kamid ah madaxda shirkada Wadaagsan oo uu horkacayo maareeyaha shirkadda iyo xoghayaha  golaha agaasinka boorka iyo fulinta ayaa shir heer caalami ah kaga qeyb galay magaalada Jigjiga caasimada dowlad deegaanka Soomaalida.
Waxaa halkaas lagu soo bandhigay fursadaha maalgashi ee kajira degaanadaan.
Kooxda kasocotay Shirkada Wadaagsan iyo dekada Garacad waxay kusoo bandhigeen muhiimada ay dekadaan ay uleedahay deeganadan iyo guud ahaan Itoobiya.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *