Golaha Agaasimka shirkada Wadaagsan oo booqday shaqada dhismaha Ee Dekada Garacad. Leave a Comment / news / By Garacad Seaport Share it Golaha Agaasimka shirkada Wadaagsan ee dhismaha Dekada Garacad ayaa maanta booqday goobta shaqada dhismaha Ee Dekada Garacad halkaas oo ay kusoo arkeen qaabka ay shaqadu usocoto iyo meesha ay marayso hawshii mudada soo socotay Hoos ka eeg sawirada.