Share it
SHIRKADDA DHISAYSA DEKADDA GARACAD OO KA WARBIXISAY MEESHA UU MARAYO MASHRUUCA IYO SHAQADA U QABSOONTAY + VIDEO
Shirkadda gacanta ku haysa dhismaha dekedda Garacad ayaa soo bandhigtay warbixintii ugu dambesay ee dekadda iyo mashruuca dhismaha meesha uu marayo
shirkadda ayaa soo bandhigtay in mashruuca dekadda la dhamaystiray in kabadan 65% ayadoo buuxintii gudaha baddana la gaaray 660m .
maareeyaha shirkadda Wadaagsan Saciid Cabdulqaadir iyo gudoomiye ku xigeenka shirkadda Maxamuud Qorane ayaa ka war bixinaya mashruuca meesha uu marayo.
Hoos ka daawo muuqaalka.