Daawo Dhismaha Dekadda Garacad oo Meel Wanaagsan Maraya + Sawirro

Share it

Daawo dhismaha Dekadda Garacad oo Meel wanaagsan maraya + sawirro

Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha Dekedda Garacad ayadoo dekedda inta gudaha loo galay badda ay marayso 600M gunta biyaha hoosena ay tahay 11M.

Dhismaha ayaa si dar-dar leh usoconaya ayadoo shaqadii horey u-soctayna la-labo jibaaray saacadihii la shaqayn jirayna la kordhiyay.

Dhowaan ayaa la filayaa in lasoo gabagabeeyo dhismaha gudaha badda qeybta ay kusoo xiran lahaayen doomaha    sida ay soo gudbisay Shirkadda gacanta ku haysa dhismaha dekedda Garacad.

Mashruucan ballaaran oo sida isku tashiga ah ooga socda Magaalo xeebeedka Garacad ayaa la filayaa inuu wax badan kabadalo isu socodka dhaqaale iyo ganacsi ee gobolka marka la dhamaystiro.

Weli waxaa furan qabashada saamiyada Sheerarka Cusub.

Qiimayaasha sheerarka waa sidan

A> Saamiga koowaad ee share A  waa 750 saami x 125$ =93,750$

B> Saamiga labaad ee share B waa 20 saami x 125$ =2,500$

 

4 thoughts on “Daawo Dhismaha Dekadda Garacad oo Meel Wanaagsan Maraya + Sawirro”

  1. Im happy I located this blog page, I couldnt obtain any knowledge on this subject before. I also operate a site and in case you are ever serious in doing some guest writing for me please feel free to let me know, im always look for people to check out my site. Please stop by and leave a comment sometime!

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *